Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Somali FM

Somali FM waa App-ka loogu jecel yahay Soomaalida dhexdooda. Waxaad ka helaysaa wararkii Somalia ee ugu dambee...

Free

Store review

Somali FM waa App-ka loogu jecel yahay Soomaalida dhexdooda. Waxaad ka helaysaa wararkii Somalia ee ugu dambeeyay markastaba meelkastaba.

Waxaad ka dhegaysan kartaa dhammaan Somali Radio yada kala duwan sida BBC Somali, Somali VOA, Local Radios, Kulmiye Radio, Muqdisho FMs iyo qaar kaloo badan.

Waxaad kaloo kala socon kartaa wararka Soomaalida ku saabsan caalamka oo dhan iyo haday noqoto kuwa Somalia, Somaliland iyo geeska intiisa kaleba.

Somali FM Radio waa Application kii ugu horreeyay ee kuu fududeeaya inaad hawl yari ku dhegaysato wararka Somalia iyo Somali da intaba.


Somali FM is your ONE STOP for Somali News & Sports

👍 Easy to use
👍 High quality
👍 Broadest selection

With Somali FM Radio you can listen:

- BBC Somali
- VOA Somali
- Gool FM
- Radio Kulmiye
- Muqdisho Radio
- Radio Shabelle
- Danan Radio
- Somali Radio
- Ciyaaraha
- Gool FM
- Radio Risaala
And More.

Store rating

4

out of

1142 reviews

Last update

Dec. 7, 2019

Read more