Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Barashada Salaada

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah: - Salaadu waxay qofka barta...

Free

Store review

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:
- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, taas oo ah in uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa in uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.
- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.
- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta in uu ka tago, kuna dadaalo in uu ILLAAHAY u laabto.

Last update

March 28, 2020

Read more