Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Barashada Sakada

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka. In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii ...

Free

Store review

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.
In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii sakadu, waxa ay ku sheegan tahay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.
Sakadu waxa ay u qaybsan taa laba:
- Sakaatu Fitri.
- Sakaatu Maal.


Faa'iidooyinka Sakada waxa ka mid ah:
1. Qofka waxa ay u fudeydisaa Alle-Ka-Cabsiga.
2. Qofka waxa ay u sahashaa Dhaqanka Wanaagsan.
3. Qofka waxa ay kala dagaalantaa bakheylnimada.
4. Waxa ay ka qayb qaadataa isku soo dhawaanshaha bulshada.

Last update

Oct. 30, 2019

Read more