Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Barashada Dahaarada

Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo aanu soo wadno, taasi oo magaceedu guud...

Free

Store review

Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo aanu soo wadno, taasi oo magaceedu guud uu yahay BARO HAB-DHAQANKA NOLOSHAADA.
Dahaaradu waxay u qaybsantaa laba nooc:
- Qalbiga oo laga nadiifiyo: xaasidnimada, naceybka iyo ceebaha.
- Iyo Jidhka ama Weelka oo laga nadiifiyo wasakhda (Tani waa ta cibaadada lagu banaysto, sida; gudashada salaada, Iyo wixii la mid ah...)

Last update

Dec. 16, 2019

Read more