Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Global Somali Academy

Global Somali Academy (GSA) waa dugsi waxbarasho Online akademi ah, Waxaa uu bixiyaa maadooyin kala duwan. Dug...

Free

Store review

Global Somali Academy (GSA) waa dugsi waxbarasho Online akademi ah, Waxaa uu bixiyaa maadooyin kala duwan. Dugsigani Global waa dugsi casharada ku bixiyo afka soomaaliga guud ahaan maadooyinka, Waana hadafka ugu wayn in uu afka soomaaliga wax kusoo gudbiyo si Arday weliba ay ugu fududaato inuu helo macluumaadka uu doonaayo iyada oo muuqaal ahaan iyo qoraal ahaanba afka hooyo ay ugu qoran tahay.

Global Somali Academy tayada heerka waxbarashada uu bixinaayo waa silsilad bilow ilaa heerka academyga gaarsiisan, Tusaale ahaan Casharada Dugsigani uu bixinaayo waxay aad u quseeyaan aas aaska, kadib levelka labaad, ilaa heerkii academyga ahaaa ayaa macallinku casharka uu sharaxayaa, Nidaamkani GSA sababta ugu wayn ay u dooratay ayaa ah in level weliba uu qofka joogo in uu ka faa'ideysto, Waxaa GSA ka faa'ideysan kara qof bilow ah aan waxba u bilowneen, Qof horey wax usoo bartay ee dib isku soo dhisaayo, Dadka shaqeeyo, Ilmaha yaryarka ee qurbaha ku nool iyo dadka ay ku adagtahay Englishka ee doonayo inay cilmiga waxbartaan.

Siddoo kale GSM Arday weliba waxaa uu ka qaadayaa imtixaan hab Online ah
Casharada Global Somali Academy waa kuwo maqal.
Xuquuqda iyo desingka appkani waxaa ay u gaartahay DUGSİGA GLOBAL SOMALİ ACADEMY.

Last update

Feb. 21, 2021

Read more