Additionally, paste this code immediately after the opening tag:

Somali Quran Audio

Qur'aan Soomaali - Somali Holy Quran Audio Sound Voice MP3 - Audio qodobbadani Voice The Quran (/kɔːrˈɑːn...

Free

Store review

Qur'aan Soomaali - Somali Holy Quran Audio Sound Voice MP3 - Audio qodobbadani Voice

The Quran (/kɔːrˈɑːn kor-ahn; Arabic: القرآن‎‎ al-Qurʾān,[n 2] literally meaning "the recitation"; also romanized Qur'an or Koran) is the central religious text of Islam, which Muslims believe to be a revelation from God (Arabic: الله‎‎, Allah). It is widely regarded as the finest piece of literature in the Arabic language. The Quran is divided into chapters called suras, which are then divided into verses, called ayahs.
Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Last update

Oct. 29, 2019

Read more